|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xukuumadda Somaliland Oo Amaro Culus Ka Soo Saartay Beelihii Colaadu Ku Dhex Martay Ceel Afweyn.
February 26, 2018 - Written by Editor:SANAAG(W,N) Wafti uu hogaaminayay wasiirka wasaarada arimaha gudaha oo maalmaihii udanbeeyay safar ku joogay gobola sanaag agar ahaan deegaanadii ay dirirtu dhawaan ku dhex martay laba beelood ee wadaga ceel afwayn iyo deegaanka dararwayne ayaa waxay kulan la qaatay wasiirka arimaha gudaha iyo maamulka gobolka sanaag Kalanka kadiab ayaa waxaa badhasaabka gobolka sanaag warbaahinta u akhriyay qodobo culus oo ay kasoo saareen colaadan dul dhigeena labada beeleed. Related posts:Daawo:Gudoomiyaha Golaha Guuurtida Somaliland Oo Walaac Ka Muujiyay In Ay Doorashadu Waqtigeegii Qab... DAAWO;Barnaamijka Miisaanka Hogaamiyayaasha Siyaasadda Somaliland.Iyo Waraysi Dhinacyo Badan Taabana... Golaha Wasiirradda Somaliland oo Ka Dooday Wada-shaqaynta Xukuumadda iyo Hay’addaha Ajaanibka Ah ee ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|