Daawo Wasiirka Wasarada Hawalaha Guud oo Go’aano Adag Ka Soo Saaray Hantida Danta Guud. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo Wasiirka Wasarada Hawalaha Guud oo Go’aano Adag Ka Soo Saaray Hantida Danta Guud.
February 28, 2018 - Written by Wariye:

hawalaha guudHargeisa(WJN)wasiirka wasarada hawlaha guud ee somaliland oo socdaal ku maraya magalada borama ayaa mar u dhagax dhigayay

xarunta wasarada warfaafinta somaliland ay ku yeelan doonto magalada boorama

ayaa waxa uu ka warbixiyay go’aano adag oo uu dul dhigay dhulka hantida guud ee wasaradiisu maamusho

 

 
Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye:Abdiqadir Habane

COMMENTS
LINKS