Widh Widh (W,N)- Wasiirka Wasaaraada Hawlaha Guud iyo Guryaynta Somaliland oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa Magaalada Buuhoodle ayaa maanta si baalaadhan loogu soo dhaweey Degmada Widh Widh iyo Deegaaano Hoos yimaada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/YA3r6tUg_6k