Laascaanood (W,N):- Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye iyo Wafti uu Hogaaminayo ayaa maanta gaadhay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/pyb6uHAaDqA