Daawo: Wasiir Sacad Cali Shire Oo Ka Hadlay Shirkad Imaraadka Uu Ka Furtey AMB Baashe Cawil
February 10, 2018 - Written by Reporter:
Hargeysa (W,N):- Wasiirka Arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa waxaa uu ka hadley shirkad lagu magacaabo ‘Somaliland Investment Company’ oo la sheegay in imaaradka uu ka furtey safiirkii Somaliland ee dalka Imaraadka AMB Baashe Cawil.
Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay in shirkadaasi ay leedahay Somaliland isla markaana isaga iyo AMB Baashe Cawil ay guddi ka yihiin.