DAAWO ; Wariye Cabdisalaan Hereri Oo Waraysi Xiiso Badan La yeeshay fanaanka Rug Cadaaga ah Ee Xasan Aadan Samatar,
February 5, 2018 - Written by Editor:
Jabuuti(W,N,) Wariye Cabdisalaan Hereri Ayaa Magaalada Jabuuti Waraysi xiiso badan kula yeeshay fanaanka rug cadaaga ah Xasan Aadan Samater Oo kamida fanaaniinta somalida kuwa ugu Caansam Uguna Heesaha Badan,