DAAWO ; Suldaan Maxamed Cabdiqadir Oo ka Hadlay Khilaaf Kasoo Cusboonaaday Dhulkii Tiyaatarka, Eedo Culusna Ujeediyay Maayar Caasimada, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Suldaan Maxamed Cabdiqadir Oo ka Hadlay Khilaaf Kasoo Cusboonaaday Dhulkii Tiyaatarka, Eedo Culusna Ujeediyay Maayar Caasimada,
February 14, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa (W,N) Suldaan Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir ayaa ka Hadlay Khilaaf Kasoo Cusboonaaday Dhulkii Tiyaatarka Hargaysa kuwasi oo uu Eedooda Dusha uga Tuurmay Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Soltelco oo uu Sheegay in uu Isagu masuul ka yahay Wixii Halkaa ka Dhaca,

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/wNLE7Hpv1qA

COMMENTS
LINKS