Daawo: “Reer Gabiley Ka Yeeli Maayo Miisaaniyadu Waa 15 Milyan”..Badhasaab Ramaax | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: “Reer Gabiley Ka Yeeli Maayo Miisaaniyadu Waa 15 Milyan”..Badhasaab Ramaax
February 1, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (W,N):-Badhaasaabka Cusub ee Gobolka Gabiley Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax oo ka hadlay miisaaniyada Gobolka Gabiley ayaa sheegay in aanu marnaba Aqbali doonin in miisaniyada Gabiley ay 15 milyan tahay oo uu baadhis ku samayn doono Golaha Deegaanka Gabiley.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS