DAAWO ; Muuqaalka Roobab Lagu Qabowsaday Oo Galabta ka Da,ay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Muuqaalka Roobab Lagu Qabowsaday Oo Galabta ka Da,ay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale,
February 25, 2018 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N) DAAWO MUUQAALKA  Rahmaadka Eebo oo sifiican loogu qabow saday ayaa Galabta ka curtay Magaalo Ganacsiyeedta Tog wajaale Ee Gobolka Gabiley kaasi aad gudaha magaalada ka dareemayso biyaha oo socda iyo bulshada oo si wanaagsan ugu diirsatay.

https://youtu.be/atBDk5Fmv2M

COMMENTS
LINKS