HARGAYSA(W,N) Mareeyaha Ee Tvga qaran Khadar Maxamed Cankule ayaa ku gacan saydhay xilka qaadis uu maalintii shalay ku sameeyay wasiirka warfaafinta Somaliland taasi oo uu sheegay in aanu wasiirku awood u lahayn in uu xilka ka qaado,
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;
https://youtu.be/T8uOPZ5U_bk