Hargeysa (W,N):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa socdaal gaaban oo booqasho ah ku tegay maanta xarunta guud ee xisbul-xaakimka KULMIYE ku leeyahay caasimadda Hargeysa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/jRTHx5KQTr8
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews.net
Hargaysa Office