DAAWO; Maareeyihii Hore Ee Wakaalada Biyaha Oo fashiliyay Siro Badan Bulshadana, U Iftiimayay Madmadow Badan Oo Ku Gadaanaa Mashruucii Biyaha Ee Xunbo Wayne. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Maareeyihii Hore Ee Wakaalada Biyaha Oo fashiliyay Siro Badan Bulshadana, U Iftiimayay Madmadow Badan Oo Ku Gadaanaa Mashruucii Biyaha Ee Xunbo Wayne.
February 14, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Mareeyihii hore ee wakaalada biyaha hargaysa Ibraahim Siyaad ayaa marki uhoraysay ka hadlay mashruucii biyo balaadhinta caasimada hargaysa ee XUNBO WAYNE oo dhawaan wasiirka biyuhu sheegay in uu gabi ahaanba fashilmay

Ibraahim siyaad ayaa sidoo kale fashiliyay xogo badan oo ku gadaanaa  biyo soo saarka xunbo wayne oo uu cdeeyay in aan cidi sheegi Karin mashruucaa lacagta ku baxaysai

Dhanka kale maareeyihii hore ee wakaalada biyaha ayaa wasiirka biyaha ku taageeray in aan wax biyo ah laga sugayn xunbo wayne

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS