DAAWO; Maamulka Magaalada Tog Wajaale Oo Bilaabay Biyo-Galinta Gudaha Magaalada, Bulshadana Ugu Baaqay In Ay Udiyaar Garoobaan fulinta Qorshaha Banaynta Jidadka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Maamulka Magaalada Tog Wajaale Oo Bilaabay Biyo-Galinta Gudaha Magaalada, Bulshadana Ugu Baaqay In Ay Udiyaar Garoobaan fulinta Qorshaha Banaynta Jidadka.
February 5, 2018 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N) Maamulka Degmada Tog wajaale Ee Gobolka Gabiley ayaa saaka bilaabay hawlo lagu dardar galinayo biyo galinta gudaha magaalada wajaale sidoo kale masuuliyiinta degmada ayaa fariin culus udiray bulshada ku dhaqan magaalada wajaale oo ay ugu baaqeen in la bilaabyo fulinta qorshihii lagu banaynayay jidadka magaalada iyo town planekii magaalada.

maamulka wajaale

Gudoomiye xaashi ayaa ugu baaqay ganacsatada magaalada in ay fulinyaan arintii ay ku heshiiyeen iyadoo ay dhaw dahay mudadii loo qabtay,

 HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS