Daawo: Kulan Deg Deg Ah Oo La Isugu Yeedhay Maayarada Iyo Isu-duwayaasha Gobolka Sool | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Kulan Deg Deg Ah Oo La Isugu Yeedhay Maayarada Iyo Isu-duwayaasha Gobolka Sool
February 8, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (W,N):-Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir ayaa kulan Deg Deg ah maanta isugu yeedhay Maayarada iyo Isu duwayaasha Degmooyinka Gobolka Sool.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/8tO_U4gwn9E

COMMENTS
LINKS