DAAWO; Hawlgalo Lagu Banaynayo Jidadka Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Oo Saaka Bilowday Iyo Gudiga Loo Xil Saaray Arintan Oo ka Hadlay Sida Ay Wax Usocdaan

TOG WAJAALE(W,N) Gudi ka kaaban wasiiro, maamulka gobolka gabiley iyo maamulda degmada tog wajaale ayaa saaka aroortii hore bilaabay qorshaha town plan loogu samanayo magaalada tog wajaale iyo bananta jidadka xidhmay ayaa ka warbixiyay sida ay usocdaan hawluhu. Related posts:Daawo:Gudoomiye Ciro Oo Kormeer Ku Soo Maray Goobaha ay Ka Socoto Qaadashada Kaadhka Codbixiyuha Ee …DAAWO: … Continue reading DAAWO; Hawlgalo Lagu Banaynayo Jidadka Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Oo Saaka Bilowday Iyo Gudiga Loo Xil Saaray Arintan Oo ka Hadlay Sida Ay Wax Usocdaan