DAAWO; Hawlgalo Lagu Banaynayo Jidadka Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Oo Saaka Bilowday Iyo Gudiga Loo Xil Saaray Arintan Oo ka Hadlay Sida Ay Wax Usocdaan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Hawlgalo Lagu Banaynayo Jidadka Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Oo Saaka Bilowday Iyo Gudiga Loo Xil Saaray Arintan Oo ka Hadlay Sida Ay Wax Usocdaan
February 25, 2018 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N) Gudi ka kaaban wasiiro, maamulka gobolka gabiley iyo maamulda degmada tog wajaale ayaa saaka aroortii hore bilaabay qorshaha town plan loogu samanayo magaalada tog wajaale iyo bananta jidadka xidhmay ayaa ka warbixiyay sida ay usocdaan hawluhu.

JIDADKA WAJAALE

COMMENTS
LINKS