Hargaysa (W,N):- Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa walaac xoogan ka muujiyay saami qaybsiga kuraasta Baarlamaanka ee Somaliland isagoo sheegay xeerkii lagu dooran lahaa uu diyaar yahay balse uu u xaniban yahay arinta saami qaybsiga.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka