|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Cabdiraxman (Ciro) Ayaa Ka Hadlay kulanka Ay Wada Yeesheen Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi.
February 6, 2018 - Written by Wariye:Hargeysa (Wajaalenews.net):- Gudomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro oo maanta warbaahinta kula hadley xarunta dhexe ee xisbiga Waddani waxaa uu ka hadley kulan ay dhawaan xisbiyada mucaaridku la yeesheen madaxweyne Muuse Biixi Gudoomiyaha ayaa sheegay in madaxweyne Muuse Biixi ay ka wada hadleen laba arimood oo kala ah doorashooyinka dalka ku soo socda iyo arimaha wada hadalada Somaliland . https://youtu.be/F9t2qzrZDGo
Hargeisa Office Wajaalenews.net Wariye:Abdulkadir Habane Related posts:XUSBIGA KULMIYE LACAG KA BADAN $ 800,000 OO HANTIDDII UMMADDA AH AYEY KU BURBURIYEEN SHIRWEYNAHOODA.... "Maalintii Qaran Iyo Qardoofooyinka TVga Qaran" - Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Yaabay Ficil Lagula Dhaqm... "Warqada Baraha Bulshada La Wareejinayo Waa Dacaayad Raqiis Ah, Oo Lagu Bartilmaamedsanayo Ragga Iyo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|