DAAWO; Dalka Jabuuti Oo Saaka Looga Dareeray Codbixinta Doorashada Barlamaanta Iyo Tirada Guud Ee Codkooda Dhiibanaya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dalka Jabuuti Oo Saaka Looga Dareeray Codbixinta Doorashada Barlamaanta Iyo Tirada Guud Ee Codkooda Dhiibanaya.
February 23, 2018 - Written by Editor:

Jabuuti(W,N) Dalka Jamhuuriyada Jabuuti ayaa Saaka oo jimcaha Waxaa ka Bilaabay Codbixinta Doorashada Barlamaanka Taasi oo ay Codkooda Dhiibnayaa dadka Reer Jabuuti oo  kor udhaafaya,

Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa isagu Codkiisa ka dhiibtay Goob kamida goobaha Codbixnta Ee  gudaha Caasimada Jabuuti.

COMMENTS
LINKS