DAAWO Badhasaabka Gobolka Salel Oo Kulan la Yeeshay Isku Duwayaasha Gobolka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO Badhasaabka Gobolka Salel Oo Kulan la Yeeshay Isku Duwayaasha Gobolka.
February 15, 2018 - Written by Editor:

Saylac(W,N) Badhasaabka Cusub Ee Dhawaan Loo Magacaabay Gobolka Salel Mawliid Maxamed Nuur Ayaa Maanta kulan kiisii ugu horeeyay la Qaatay Isku Duwayaasha Wasaaradaha Gobolka Kulan ayaa waxaa Gudoomiyaha ku Weheliyay Gudoomiye kuxigeenka Gobolka .

https://youtu.be/Q9gJNbWsuV4

COMMENTS
LINKS