|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; “Anigu Waxaan Islahaa Inta Maamulka Muuse Biixi Gaadhayo 100 Cisho Ha Hadlin, Balse Lays lama Gaadhayo”Faysal Cali Waraabe Oo Siro Badan Fashiliyay.
February 3, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa markii horaysay siqotodheer isoo foqoy waxyaabihii keenay in xukuumadii cabdiraxmaan tuur shaqaynaywaydo sidoo kale xubnihii abaabulay dagaalkii sokeeye Faysal cali waraabe ayaa eedihii ugu cuslaa iyo danbiyadii dagaaladii dalkadhacay dusha usaaray in ay ka danbeeyeen Muuse Bixii iyo maxamed kaahin. https://youtu.be/XSRLTi6uE1s Related posts:Xudun: Waxgaradka Degmada oo Xukuumadda ku eedeeyay inay ku Guul-daraysatay Xulida Golle deegaan oo ... Daawo:In Ka Badan 115 Magaalo Oo Qadiim ah Oo Laga Helay Somaliland Iyo Xukuumada Oo Ka Hadashay Dowladda Somaliland Oo Hakisay Wada-xaajoodka Iyo Wada-tashiyada Khuseeya Mashaariicda UN-ka Ee Ka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|