|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; “Anigu Waxaan Islahaa Inta Maamulka Muuse Biixi Gaadhayo 100 Cisho Ha Hadlin, Balse Lays lama Gaadhayo”Faysal Cali Waraabe Oo Siro Badan Fashiliyay.
February 3, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa markii horaysay siqotodheer isoo foqoy waxyaabihii keenay in xukuumadii cabdiraxmaan tuur shaqaynaywaydo sidoo kale xubnihii abaabulay dagaalkii sokeeye Faysal cali waraabe ayaa eedihii ugu cuslaa iyo danbiyadii dagaaladii dalkadhacay dusha usaaray in ay ka danbeeyeen Muuse Bixii iyo maxamed kaahin. https://youtu.be/XSRLTi6uE1s Related posts:Komishanka Doorashooyinka Oo Wakhti Dheeraada Ah Ku Daray Goobaha Diwaangelinta Ee Gobolka Sool. Alle Ha,u Naxariistee Waxaa Goordhawayd Magaalada Hargaysa Ku Geeriyooday Oday/Muj Jaamac Nuur Xasan... DAAWO;-Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Go,aamo Kasoo Saartay Qaabka Loo Galayo Imtixaanka Ardayda Jaam... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|