Abaar Ba,an Oo Ku Dhufatay Deegaanada Gobolka Sanaag Iyo Maamulka Gobolka Oo Xukuumada Baaq U Diray | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Abaar Ba,an Oo Ku Dhufatay Deegaanada Gobolka Sanaag Iyo Maamulka Gobolka Oo Xukuumada Baaq U Diray
February 15, 2018 - Written by Reporter:

Ceerigaabo (W,N):- Badhasaabka Gobolka Sanaag iyo Masuuliyiinta Golaaha Deegaanka oo kulan isugu yimi ayaa waxay ku dhawaaqeen abaar Ba,an oo ku dhufatay Deegaanada Gobolka Sanaag waxaanay Xukuumada Iyo Hay,addaha samafalka ugu baaqeen in ay gurmad deg deg ah la soo gaadhaan Gobolka Sanaag.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS