|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Abaar Ba,an Oo Ku Dhufatay Qaar Ka Mid Ah Gobolada Dalka
January 30, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N)-Gudoomiyaha Hay,adda U diyaar garawga Aafooyinka Faysal Cali Sheekh ayaa ka dayriyay Abaaro Ba,an oo soo food saaray qaar ka mid ah Gobolada Somaliland,Waxaanu bulshada reer Somaliland uu baaqay in ay ka qayb qaataan samata bixinta Dadka ay Abaartu saamaysay. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wariye: Xamse Jirde Wajaalenews.net Hargaysa Office COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|