|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Ka Hadlay Gacan ku Haynta Biyaha Magaalada, Eedo Culusna Usoo Jeediyay Maayarka.
January 29, 2018 - Written by Editor:GABILEY(W,N) Qaar kamida Xildhibaanada Golaha Deegaan Degmada Gabiley ayaa ka Hadlay gacan ku Haynta Biyaha Magaalada Gabiley oo ay maalmihii u danbeeyay ka shirayeen arinkooda taasi oo ay sheegeen in loo samayndoono gudi maamusha gacan ku haytooda. Xildhibaanada golaha deegaan gabiley ayaa sidoo kale Maayarka Magaalada Gabiley Maxamed Aamin ku Eedeeyay in uu si sharciga baalmarsan uu u maamushay biyaha gabiley taasi oo ay sheegeen in uu cid gaar ah u wakiishay gacan ku hayntooda balse gole ahaan aanay waxba kala socon. Dhanka kale xildhibanada warbaahinta lahadlayay ayaa soo bandhigay cadaymo muujiyana sida loo musuq maasuqo biyaha iyo foojaro kuwa dawlada aan hayn oo loo samaystay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/W_g9Yz7-G6I Related posts:Qaramada Midoobay Oo Canbaaraysa Tacadiga loo Gaysto Dadka Muhaajiriinta Ah Ee ku Xidhan Xeryaha Li... Diyaaraddo Joog Hoose Ku Duulaya Oo Hurdada u diiday Dadwaynaha Degmooyinka farawayne iyo Allaybada... DAAWO; Maamulka Gabiley Iyo Wasaarada Deegaanka oo Howlgalo Lagu Badbaadin Xaalufinta Dhirta ka ful... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|