|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deeganka Gabiley Oo Maayarka Ku Eedeeyay In Uu Ku Kacay Musuq-Maasuq Iyo Wax Isdaba Marin.
January 10, 2018 - Written by Reporter:Xildhibaan fashiliyay Lacag Lagu Soo Daray Miisaaniyada Gabiley Oo Lagu Sheegay In La siinayo Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Fadeexadaha Ku Lamaan. ,GABILEY(W,N)-Xildhibaan Maxamed Amin Cali Oo Katirsan Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ayaa Markii Ugu horaysay Kashifay Hababka Musuq-maasuq Ee Maayarka Degmada Gabiley U lunsado Mashaariico faro Badan oo ku Jiray Miisaaniyadii hore iyo Sidoo kale sida uu u caadaystay wax isdaba marin dakhliga dawlada hoose. Dhanka kale Xildhibaanka ayaa bulshada reer Gabiley u iftiimay sidii loo ansixiyay miisaaniyadii 2018-ka oo ka doodisteeda lagu soo gabo gabeeyay mudo hal maalin wuxuu ku tilmaamay in ay ahayd mid afduuban. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wariye: Xamse Jirde Wajaalenews.net Hargaysa Office Related posts:Baarlamaanka Australia Oo Tallaabo Ka Qaaday Xildhibaan u Qiil Sameeyay Weerarkii Masaajidka New Zea... Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Jsl Oo ka Warbixiyay Shir Uu Dalka Jabuuti Kaga Qaybgalay Iyo Arimah... Madaxweynaha JSL Oo Qaabilay Wefti Xildhibaanno Reer Jabuuti ah Oo Dalka u Yimi Ka-qaybgalka Munaasi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|