|
|||||
WAJAALE NEWS
Waxka Ogow Adeegyada Kala Duwan Ee Ay Bulshada Reer Somaliland Usoo Kordhisay Shirkada Global Travel Agency & Cargo’
January 10, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N,) Maamulka Shirkada Global Travel Agency & Cargo Oo Kamid ah shirkadaha bulshada reer somaliland adeegyo kala duwan qabata Ismarkaana Xiligan Macaamiisheeda Adeegyo kale oo aad ugu muhiim ah, Global Travel Agency&Cargo Waxay Xafiis ku leedahay Magaalada Hargaysa Gaar ahaan Xaafada Jig Jiga Yar Taasi oo aad dhamaan ka helayso tigidhada diyaaradaha u kala goosha Dhamaan dunida . Sidoo kale Waxay kuu fududaynaysaa in ay Kusoo Saaraan Visa Waxbarasho. Hadaba Masuuliyiinta Shirkadan Oo Ah dhalinyaro aqoonyahano ah Ayaa ka Warbixiyay Dhiimo Jaban oo aad kaga Goosan karto Tigidhada Diyaaradaha iyo Sidoo kale adeegyada ay bulshada Uqabtaan Waxaa ugu horay ka Hadlay Maamulka Shirkada Xamse Maxamed Warsame Isagoo Arimahaasi Sharaxaya Halkan ka Daawo ;
Related posts:Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Kormeeray Goobaha Diwaangalintu Ka Socoto Ee Caasimada ... “Kulmiye, Wadani Iyo Ucid Kawaanka Ayay Saaran Yihiin, Waayo Dadka Ururada Furtay, Waa Dadkoogii”Siy... DAAWO; Xoghaya Xisbiga Wadani Uurcadde Oo Ka Hadlay Shirkii KULMIYE Xaglo Toosiyena Tacsi Uga Diray ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|