Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Oo Kormeer Ku Tagay Magaalada Tog Wajaale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Oo Kormeer Ku Tagay Magaalada Tog Wajaale
January 16, 2018 - Written by Reporter:

Tog.Wajaale (W,N):-Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryeynta Somaliland ayaa kormeer indho indhayn ah ku soo maray Xaafadaha kala duwan Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale.

Ujeedada waftigan ayaa lagu sheegay sidii Magaalada Tog Wajaale loogu samayn lahaa naqshadayn cusub oo dhinaca wadooyinka ah.

 Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/o6PrifGoUkw

 

COMMENTS
LINKS