Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Xaqiijiyey In La Dhimay Kharashka Dawlada
January 30, 2018 - Written by Reporter:
Hargeysa (W,N):-Wasiirka Wasaarada Horumarinta Maaliyada Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa sheegay in la dhimay kharashka Dowlada boqolkiiba Sodon taas oo bedelkeeda kor loo qaadayo wax soo saarka.