|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Cadaaladda Oo Maanta la Wareegay Komishanka Dib-uhaynta Shuruucda Somaliland Iyo Gudidda Baadhista Xasuuqa JSL.
January 21, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasaarada Cadaalada Jamhuuriyada Somaliland Eng Cabdiqani Maxamuud Caateeye Ayaa Maanta Si rasmiya ula Wareegay Labada hayadood ooh ore u ahaa kuwo madaxbanaan balse Xeer nidaamiyaha dawlada oo dhawaan madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland lagu hoos geeyay Wasaarada Cadaalada. Munaasibadan uu wasiirka Cadaaladu kula wareegayay labada haaayadood Ayaa waxaa ka kasoo qaybgalay masuuliyiintan xilka lagala wareegayay iyo wasaarada cadaalada iyagoo hada wixii ka danbeeyay noqon waaxo wasaarada kamida. HALKANKA DAAWO MUUQAALKA MUNAASIBADAN;
Related posts:Somaliland; Murannada Siyaasadda Iyo Saameynta Taban Ee Ay Ku Yeesheen Nolosha Iyo Horumarka Dadka I... Madaxwayne ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Waxba kama Jiraan Ku Tilmaamay Wa... DAAWO;Wasiirkii Hore Ee Biyaha Oo Daliil Cad Ukeenay Sida Loo Afduubay Shirka KULMIYE Iyo Dhacdo Kal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|