Wasiirka Boosaha Oo Balan Qaaday In Uu Fure Gaar Ah U Samayn Doono Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Boosaha Oo Balan Qaaday In Uu Fure Gaar Ah U Samayn Doono Somaliland
January 13, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):-Wasiirka Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland ayaa markii ugu horaysay sheegay in Somaliland loo samayn doono furo u gaar ah.

 Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/lTdd9sVbQIY

COMMENTS
LINKS