Berbera (W,N):-Wasiirka Wasaaradda Biyaha Somaliland Mudane Saleebaan Yuusuf Cali “Koore” ayaa waxaa u socodaal shaqo ku tagay Ceelasha biyaha ee Berbera waxaanu halkaasi warbixin kaga dhagaystay masuuliyiinta wasaarada ee ka hawl gala goobtaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/hgnSJFV5I0w