Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Xaalada Deegaanka Darar-wayne Ee Gobolka Sanaag | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Xaalada Deegaanka Darar-wayne Ee Gobolka Sanaag
January 29, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka hadlay xaalada Deegaanka Darar-wayne oo dhawaan dagaal ku dhexmaray Laba Beelood oo walaalo ah,waxana uu sidoo kale sheegay in la baadhayo sababta soo cel celinaysa Dagaalkaas.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/W_3qDpURrWo

 

 

COMMENTS
LINKS