|
||||||||||||||||||||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg ah; Madaxwaynaha Jsl Muuse Biixi Oo Magacaabay Agaasimayaal Iyo Xilal Kale Oo Muhiim,
January 3, 2018 - Written by Reporter:War-saxaafadeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/XM/WM/222-15/012018 ku magacaabay, masuuliyiintan. Madaxweynuhu: Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad; Xarafaha (b), (kh) iyo (sh); Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda Shaqo; Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan; Markaan Sameeyey: La-tashi Ballaadhan;
Waxaan Go’aamiyey: In laga bilaabo taariikhda maanta aan xilalkan u magacaabo masuuliyiinta magacyadoodu hoos ku xusan yihiin:
ALLAA MAHAD LEH Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Related posts:Madaxwayne Geele Oo Xadhiga Ka Jaray Shirkadda Dhoofinta Khayraada Oo laga Hirgaliyay Xuduuda Lowyo... DAAWO; Wasiirka Maaliyada Somaliand Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Si Wada Jira ah Xadhiga Uga Jar... Daawo:Ex Wasiir Siciid Sulub Oo Shacabka U Soo Jeediyay In ay Mudaharaad Salmi ah Ku Qaadacaan Sald... COMMENTS
|
LINKS
|
|||||||||||||||||||||
|