|
|||||
WAJAALE NEWS
Turkiga Oo Ciidamo Iyo Taangiyo Soo Dhoobay Xuduuda Suuriya
January 17, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa(W,N)-Madaxwaynaha Turkiga ayaa ka digay in ay suuragal tahay weerar ay ku qaadeen laba goobood oo ku yaalla wuqooyiga Suuriya oo ay gacanta ku hayaan xoogaga Kurdiyiinta.
Madaxwaynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in mucaaradka Suuriya ay taageerayaan dadaalka Turkiga uu argagixisada kaga saarayo Afrin iyo Manbij. Magaaladda Afrin waxaa gacanta ku haya xoogaga Kurdiyiinta Related posts:DAAWO: Maamulka Khaatumo Oo Baaq U Diray Beelo Ku Dagaalamay Deegaanka Gocondhaale Ee Buuhoodle Xildhibaan Siciid Cudhay Oo Si Cad Uga Horyimid Amar Maalintii Shalay La Dul Dhigay Dadka Danyarta A... Maayarka Caasimda Oo Ku Hawlan Sidii Uu u Joojin Lahaa Xeerka G, Wakiilada La Horkeenayo iyo Qaar ka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|