Siyaasi Aadan Dhoolayare Oo Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Ugu Baaqay In Aanay Cagaha La Galin Dhiig Ku Daata Gobolada Bari | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Aadan Dhoolayare Oo Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Ugu Baaqay In Aanay Cagaha La Galin Dhiig Ku Daata Gobolada Bari
January 13, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):-Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayare oo ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegay in Somaliland iyo Puntland aanay dani ugu jirin dagaal wakhtigan dhaca,waxaana uu Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ugu baaqay in aanay cagaha la galin dhiig ku daata Gobolada Bari ee Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS