Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Laascaanood Iyo Sadex Qof Oo Isku Qoys Ah Oo Ku Geeriyooday
January 25, 2018 - Written by Reporter:
Laascaanood (W,N):-Shil Baabuur oo aad u naxdin badan ayaa maanta ka dhacay Duleedka Magaalada Laascaaood ee Gobolka Sool waxaana ku Geeriyooday Sadex Qof oo isku qoys ah halka qof kalena uu ku dhawaacmay.