|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxaad Kala Socotaa Dhibaatada Ay Ka Mutaan Qaaliinka Aan Dhakhtarku Qorin Ee Lagu Sameeyo Hablaha Qaangaadhka Ah
January 16, 2018 - Written by Editor:Bulshada Somaalida Oo kamida Wadamada Boqolkiiba boqol Dadkiisu ay aaminsan yihiin Caqiidada Suuban Ee Diinta islaamka ayaa Haddana Waxa Jira Ilaa Hadda Dhaqano Soo jireen Noqday Oo Bulshada marka lays barbar dhigo faaiidada iyo Dhibaatada ay u leeyihiin kala badan yihiin islamarkaana Cilmi baadhiso kala duwan oo haayadaha caafimaad iyo khubaro daraasad ku sameeyey ay baadheen la ogaaday in dhibtiisu Ka Badan Tahay Faaiidadiisa. Hadaba Hooyo Iyo Aabo Maxaad Ka Aaminsan Tahay Dhibaatada Ay Habluhu Ka Dhaxlaan Gudniinka Lagu Sameeyo. Ma Aaminsan tahay Inuu yahay Qaliin Aan Dhakhtar Kuu Qorin Islamarkaana Aanu Fulinin Qof Aqoon u lihi. Ma ogsoontahay In Inuu Kasoo Horjeedo Diinteena Suuban, Islamarkaana Culimada Aqoota Diinta u lihi Ay Isku Raaceen Khatarta Uu Gabadhaha U horseedo. Ma Ogtahay Inuu yahay Tacadi lagula Kaco Haweenka Kaas Oo Aan Ka Hadhin Heer kasta oo Noloshooda kamid. Hadaba Maxay Tahay Khataraha Ay Ka Dhaxlaan Haweenka Ay Dhibaatadani Soo Gaadhay. Halkan hoose Ka Daawo. Muqaalkan Kooban. Related posts:Madaxwayne kuxigeenka Dawlad Deegaanka Somalida Etoobiya Faah faahin ka Bixiyay Safarka Raysal Wasaa... War Deg Deg Ah: Laba Ka Mid Ah Qoyska Leh Dhulka Madaxtooyada Cusub Laga Dhisayo Oo Xabsiga loo Ta... Gudoomiyaha Guurtida Somaliland oo Wacad Ku Maray In Mushaharka iyo Gunada Laga Jarayo Xildhibanada ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|