Masuuliyin Ka Tirsan Wasarada Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada Oo Kulan La Qaatay Maamulka Gobolka Sool
January 17, 2018 - Written by Reporter:
Laascaanood (W,N):-Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada Shaqo galinta iyo Arimaha Bulshada Somaliland oo safar shaqo ku tagay Magaalada Laascaanood ayaa maanta kulan la qaatay Gudoomiyaha Gobolka Sool.