HARGAYSA(W,N) Masuuliyiin katirsan hanta dhawrka guud ee qaran ayaa iska difaacay eedo uu usoo jeediyay hanta dhawrihii hore ee dhawaan xilka wareejiyay
Sidoo kale xubnahan ayaa sheegay in aan la eryin wax shaqaale ah balse shaqada uun laga hakiyay.