|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Farmaajo Iyo Maamulka Puntland Oo Qorshaynaya Sidii Ay Safar Qarsoodi Ah Ugu Iman Lahaayeen Gobolada Bariga Somaliland
January 8, 2018 - Written by Reporter:HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Dowlada federaalka Soomaaliya Ayaa safarkiisii ugu horeeyay mudadii xilka loo dhiibay ku tagay maamul goboleedka puntland kaasi oo sida la sheegay uu ku sugnaan doono mudo sadex cisho. Maamulka madaxwayne farmaajo Ee ka Arimisa qaybo kamida caasimada Soomaaliya Ee muqdisho ayaa wararka aanu ka Helayno Wuxuu Shirar Shirqoolo loogu soo maleegayo Somaliland la galay Qaarkamida Madax Dhaqameed kasoo jeedo Gobolada Bari ee Somaliland Sida Sanaaag bari iyo Sool kuwaasi oo sida xogahani tibaaxeen ay ujeedadoodu ahayd sidii dawlada Somaliland loogu soo duulii lahaa
WARIYE XAMSE JIRDE Related posts:Taliyaaniga oo si kulul uga jawaabay hadalo ka soo yeedhay madaxwaynaha Faransiiska Emmanuel Macro... DAAWO;Shirkadaha Dawooyinka Oo Dawo Dhacday ku Daadiyey Suuqyada Hargeisa Iyo Dhibaatada Bulshadu Ay... Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Go’aamiyey In Maxkamadda Sare Loo Gudbiyo Go’aan-ka-Gaadhista Dooras... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|