|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Farmaajo Iyo Maamulka Puntland Oo Qorshaynaya Sidii Ay Safar Qarsoodi Ah Ugu Iman Lahaayeen Gobolada Bariga Somaliland
January 8, 2018 - Written by Reporter:HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Dowlada federaalka Soomaaliya Ayaa safarkiisii ugu horeeyay mudadii xilka loo dhiibay ku tagay maamul goboleedka puntland kaasi oo sida la sheegay uu ku sugnaan doono mudo sadex cisho. Maamulka madaxwayne farmaajo Ee ka Arimisa qaybo kamida caasimada Soomaaliya Ee muqdisho ayaa wararka aanu ka Helayno Wuxuu Shirar Shirqoolo loogu soo maleegayo Somaliland la galay Qaarkamida Madax Dhaqameed kasoo jeedo Gobolada Bari ee Somaliland Sida Sanaaag bari iyo Sool kuwaasi oo sida xogahani tibaaxeen ay ujeedadoodu ahayd sidii dawlada Somaliland loogu soo duulii lahaa
WARIYE XAMSE JIRDE Related posts:Urur Siyaasadeedka Hilaac Oo Gudida Diwaangalinta Ugudbiyay liiska Taageerayasha Ururka Ee Gobolada ... DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Iyo Nuxurka Khudbadii Uu Ka Jeediyay Xuska Sanad Guurada 63aad Ee Xornimada ... Siyaasi Cali Gobonimo Oo Waxba kama Jiraan ku Tilmaamay Wararka Sheegayay In Uu Khilaaf Soo kala ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|