Maayarka Caasimada Hargaysa Ayaa Fariin U Diray Bulshada Ku Dhaqan Hargeisa
January 14, 2018 - Written by Reporter:
Hargaysa(W,N)-Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Amaro Culus Soo Saaray
Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco ayaa Go,aamo adag ka soo saaray Qaar ka mid ah Shirkadaha Qashinka gura iyo Gaadiidka Magaalada dhex deeda ka uruuriya qashinka,waxaana uu sidoo kale uu fariin u diray Dadka ay ku baaqatay Cashuurtu.