Kal-Fadhigii 14-Aad Ee Golaha Deegaanka Gabiley Oo Maanta Furmay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Kal-Fadhigii 14-Aad Ee Golaha Deegaanka Gabiley Oo Maanta Furmay
January 9, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (W,N)-Kal fadhigii 14 ee Golaha Deegaanka Gabiley ayaa maanta si rasmi ah u furmay hoolka dawlada hoose ee maagaalada Gabiley waxaana kal fadhigan shir gudoominayay Maayirka Gobolka Gabiley.

 Halkan hoose ka daawo muuqaalka Warka

COMMENTS
LINKS