Gudoomiyaha Hay,adda Diwaanka Sakada Oo Si Adag Uga Hadlay Colaada Deegaanka Dararwayne | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Hay,adda Diwaanka Sakada Oo Si Adag Uga Hadlay Colaada Deegaanka Dararwayne
January 26, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Gudoomiyaha Hay,adda Diwaanka Sakada Sheekh Siciid Maxamed Faarax ayaa khudbadii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay dagaalkii labada beelood ku dhexmaray Degaanka Dararwayne Ee Degmada Ceel-afwayn.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS