Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Digniin Adag U Diray Maamulka Puntland

Laascaanood (W,N)-Gudoomiyaha Gobolka Sool ayaa ka hadlay xaaladihii u danbeeyay ee Deegaanka Tukaraq,sidoo kale Gudoomiyaha ayaa fariin adag u diray Maamulka Puntland waxaana uu sheegay in aanay faraha ka laaban doonin hadii ay Puntland soo qaado dagaal isla markaana ay tagi doonaan duleedka Magaalada Garoowe.  Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/6O_PHK6CCr0     Hargeisa Office … Continue reading Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Digniin Adag U Diray Maamulka Puntland