Gudida Joogtada Ee Golaha Guurtida Oo Wasiirka Arimaha Gudaha Ugu Baaqay In La Joojiyo Kaadhadhka Aqoonsiga Madax-dhaqameedka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Joogtada Ee Golaha Guurtida Oo Wasiirka Arimaha Gudaha Ugu Baaqay In La Joojiyo Kaadhadhka Aqoonsiga Madax-dhaqameedka
January 29, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo ka mid ah Gudida joogtada ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa Wasiirka Arimaha Gudaha ugu baaqay in la joojiyo Sharciga Aqoonsiga Kaadhadhka Madax-dhaqameedka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/RTYBSOCyQSs

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

COMMENTS
LINKS