Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Digniin U Diray Xukuumada Soomaaliya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Digniin U Diray Xukuumada Soomaaliya
January 9, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay dagaalkii shaalay deegaanka Tukaraq ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland,waxaana uu sidoo kale Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedka Puntland uu ku eedeeyay in ay faragalin qaawan iyo daandaansi ay ka wadaan deegaanada Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS