Hargeysa (W,N):-Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa saaka fadhi ay isugu yimaadeen waxay ansixiyeen qayb ka mid ah Golaha Wasiirada Cusub ee Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka