Deg Deg: Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Hakiyey Shirkii Garxaajis | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Deg Deg: Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Hakiyey Shirkii Garxaajis
January 30, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Suldaanka guud ee beealaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa waxaa uu shegay in uu dib u dhigay shirkii beelaha Garxaajis oo dhawaan la shaaciyey in la qaban doono.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

COMMENTS
LINKS